Kooxo Burcad ah oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobolka Baay.
| Friday February 22, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in ay wadada isku xerta Beydhabo iyo Muqdisho ayna isticmaalin gawaarida isticmaali jirtay wadadaasi, iyadoo la tilmaamayo in wadadaasi uga go’een kooxo burcad.
Wararka
ka imaanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in ay wadada isku xerta Beydhabo iyo
Muqdisho ayna isticmaalin gawaarida isticmaali jirtay wadadaasi, iyadoo la
tilmaamayo in wadadaasi uga go’een kooxo burcad.
Kooxaani
Burcadda ay ee jid gooyada ku sameeyay wadaasi ayaa la sheegayaa in ay shacabka
saaran gawaarida ay kula dhaqmayaan arimo fara badan oo ay u horeyso in ay ka
qaadanayaan wax waliba oo maal ah ay wataan, waxaana sidoo kale la Tilmaamayaa
in ay ku sameeynayaan jir dil aad u xun.
Maxamed
Sh. Buraale oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ee Dowladdii KMG aheyd lana
hadlayay warbaahinta ayaa doqladda soomaaliya ugu baaqay in ay arinkaasi wax
weyn ka qabtaan oo ay daneeyaan, iyadoo uu tilmaamay in ay wadadaasi furneyd
Xilligii ay Shabaabka ku sugnaayeen Balse ay haatan gawaarida isticmaalaan Wada
ka leexata Degmada afgooye ee ka soo dhacda magaalada Buur Hakaba.
Ugu danbeentii Burcaddani laga sheegayo wadadaasi ayaa muddo aad fog laga sheegin in ay wax ku dhibaateeyaan kooxaha Burcadda ah ee haatan ku soo laabtay, iyadoo haatan Dowladda soomaaliya laga doonayo in ay wax ka qabtaan.
Mohamed Ali Madka
Muqdisho-Somalia
Email: madkacali@hotmail.com
Tel: 252615573762
Facebook: www.facebook.com/mmadka1
Twitter: www.twitter.com/madkacali

NO COMMENTS