Howlgal balaaran oo Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo
Views: 193
| Friday February 22, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa sheegay in ay saaka ciidamadda dowladda iyo kuwa keenya ee qeybta ka ah howlgalada ciidamada Midowga afrika u joogo soomaaliya.
Wararka
ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa sheegay in ay saaka ciidamadda dowladda iyo
kuwa keenya ee qeybta ka ah howlgalada ciidamada Midowga afrika u joogo
soomaaliya.
Xaafada
ay maanta ciidamadu Howlgalada ka sameeyeen ayaa waxaa ka mid ahaa xaafadda
guulwade ee magaalada kismaayo, ahalkaasoo ay ka sameeyeen howlgalkii ugu
balaarnaa ee ka dhaca mudooyinkaani.
Howlgalka ay ciidamadda maanta ka sameeyeen magaalada kismaayo aye ku soo qab qabteen Ciidamadda dowladda soomaaliya dhalinyaro aad u fara badan, kuwaasoo ay haatan ku baarayaan xabsiga dhexe ee magaalada kismaayo.
Mohamed Ali Madka
Muqdisho-Somalia
Email: madkacali@hotmail.com
Tel: 252615573762
Facebook: www.facebook.com/mmadka1
Twitter: www.twitter.com/madkacali

NO COMMENTS