Cutubkii 2aad Ciidamo lagu soo tababaray dalka Uganda oo Maanta Muqdisho soo gaaray.(Daawo Sawiradda)
| Tuesday February 19, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
.
Waxaa
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadda ee
magaalada muqdisho ka soo degan Qaar ka mid ah Ciidamadda Xoogga dalka
soomaaliyeed oo lagu soo taba baray dalka Uganda, iyadoo Cutubkii koowaadna ay
shalay soo gaareen magaalada Muqdisho.
Ciidankaani
maanta soogaaray magaalada Muqdisho oo ay tradoodu kor u dhaafeysay Bolaal,
ayaa muddo Dheer ku maqnaa dalka dalka Uganda, iyadoo ay maanta soo gaareen
magaalada muqdisho soona dhameesteen tabarkii ay ku qaadanayeen dalkaasi.
Ciidankaani
ayaa sheegay markii ay cagaha Dhulka soo dhigeen in ay xiiso weyn u qabaan
dalkooda, iyadoo sdoo kalana ay sheegeen in ay xiiso weyn u qabaan difaacidiisa
iyo Sidii ay nabad ugu soo dabaali lahaayeen.
Maahan
Cutubkii ugu danbeeyay ee soogaara magaalada muqdisho iyadoo ay dalka Uganda ku
maqanyihiin tiro ku toban jibaarma inta maanta soo gaartay magaalada Muqdiho,
kuwaasoo haatan tababar ugu socdo dalkaasi.
Mohamed
Ali Madka
Muqdisho-Somalia

NO COMMENTS