Madaxweyne Xasan Shiiq Oo la kulmay Jaaliyada reer UK

  Sunday February 03, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Mudane Xasan Shiiq Max’uud Oo Maal mahaan Dambe kusugan Dalka Ingiriis Kadib Casumaad Uu ka helay Madaxda Dalkaasi ayaa Madax weynuhu xalay waxa Uu kulan laqaatay Somalida ku dhaqan Dalkaasi gaar ahaan Magaalada London. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Mudane Xasan Shiiq Max’uud Oo Maal mahaan Dambe kusugan Dalka Ingiriis Kadib Casumaad Uu ka helay Madaxda Dalkaasi ayaa Madax weynuhu xalay waxa Uu kulan laqaatay Somalida ku dhaqan Dalkaasi gaar ahaan Magaalada London.

Qudbad Uu ka hor jeediyay Ku boqolaal kamida Somalida ku dhaqan Dalkaasi ayaa Madax weynaha ugu horeyn waxa uu kaga war bixiyay xaalada Dalka Somalia iyo isbadalada kala duwan Ee Uu dalku galay.

Madax weyne Xasan shiiq ayaa sidoo kale qudbadiisa kusoo hadal qaaday xaalada Amaan Ee Magaalada Muqdisho waxana Uu carabka ku dhiftay In dhawaan la sameyn doono ciidamao gaaraya Kun Askari Oo loogu tala galay waxka qabashada Amaanka Muqdisho,Waxana Uu sidoo kale Intaasi ku daray In lasameyn doono Xerooyin ay ciidanku ku xarodan Xiliyada aysan shaqooyinka ku jirin.

Isaga Oo hadalkiisa siiwata ayaa intaas waxa uu kusii daray In aan la Aqbali doonin Ciidamo dowlada katirsan Oo hub ku dhax wata wadooyinka Muqdisho madaama buu yiri taasi ay jaanis U noqon karto kooxaha Dowlada kasoo horjeeda.

Ugu dambeyntii Madax weynaha ayaa ugu mahad celiyay jaalyada reer London qaabka wanaagsan Ee ay kusoo dhaweyeen Isagoona sidoo kale Uga Mahad celiyay Dagaalka Ba’ay Ee ay kula jiraan Isticmaalka Qaadka

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS