Beesha caalamka oo isha ku heysa Maxkamadeynta Wariye Koronto.
| Saturday February 02, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Dhamaan
hey’adaha ka shaqeeya arimaha Bini’aadaninimada, xuquuqda aadanaha gtan
saxaafada iyo la socodka dambiya ka dhanka ah xuquuqda dadka aan wax galabsan
ayaa si aad ah isha ugu haayo qaabka maxkamadeynta wariye C/casiis Koronto.
Wariye
C/casiis C/nuur ibraahim oo xabsi ugu jiro ciidamada booliska soomaaliya mudo
kaban labaatan maalin ayaa waxaa lasoo taagayaa maxkamad iyagoo ay hore u baaqatay
in maxkamad lasoo taago.
Waxaa
si aad ah ula soconaya eedeymaha iyo waliba garsoorka maxkamada lagu wado in
c/casiis la horkeenayo
Hore
ayaa waxaa si aad ah u cambaareeyay xariga maxkamad la’aanta ah ee Wariye
c/casiis uu ku jiro beesha caalanka iyo dowlada aduunka.
Iyagoo ku baaqay in uu helo garsoor xaq ah oo ku saleysan eex la’aan, si loo helo waxa la hiigsanaayo
Mohamed Ali Madka
Muqdisho-Somalia
Tel: 00252615573762
00252615543833
00252699964128
E-mail: madkacali@hotmail.com
Facebook: www.facebook.com/mmadka1
Twitter: www.twitter.com/madkacali

NO COMMENTS