R/wasaare Saacid "Cidii xirtay Wariye C/casiis Koronto ciqaab ayey Muteysan doontaa hadii dambi lagu waayo"

  Saturday February 02, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
R/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo la hadlaayay Laanta Afsoomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in xukuumada ay tilaabo ka qaadi doonto cidii xuriyadiisa ka qaaday Wariye C/casiis C/ruun Ibraahin koronto hadii wax dambi ah lagu waayo. "Laga yeeli maayo Cidii C/casiis Xabsiga badan oo xuriyaasi ka qaaday hadii maalinta sabtida maxkamad lasoo taago laguna waayo wax dambi ah" ayuu yiri Ra'isul wazaaraha Somaliya. Sidoo kale waxa uu sheegay ra'isul wazaaraha in aan qof la caburi karin lagana yeeleyn in dadka masuuliyiinta ah ay shacabka ay u shqeynayaan ay caburiyaan. Hadalka Ra'isul wazaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku soo aadaya xili mudo ka badan 20 cisho uu xabsiga ugu jiro ciidamada boolis Somaliya marar badana ay baaqatay madxkamadeyntiisaR/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo la hadlaayay Laanta Afsoomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in xukuumada ay tilaabo ka qaadi doonto cidii xuriyadiisa ka qaaday Wariye C/casiis C/ruun Ibraahin koronto hadii wax dambi ah lagu waayo.

"Laga yeeli maayo Cidii C/casiis Xabsiga badan oo xuriyaasi ka qaaday hadii maalinta sabtida maxkamad lasoo taago laguna waayo wax dambi ah" ayuu yiri Ra'isul wazaaraha Somaliya.

Sidoo kale waxa uu sheegay ra'isul wazaaraha in aan qof la caburi karin lagana yeeleyn in dadka masuuliyiinta ah ay shacabka ay u shqeynayaan ay caburiyaan.

Hadalka Ra'isul wazaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku soo aadaya xili mudo ka badan 20 cisho uu xabsiga ugu jiro ciidamada boolis Somaliya marar badana ay baaqatay madxkamadeyntiisa.

Mohamed Ali Madka

Muqdisho-Somalia

Tel: 00252615573762

00252615543833

00252699964128

E-mail: madkacali@hotmail.com

Facebook: www.facebook.com/mmadka1

Twitter: www.twitter.com/madkacali


NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS