Dowlada Somaliya oo ka digtay weeraro qaraxyo ah. ay Al-shabaab geystaan.

  Wednesday January 30, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Dowlada Somaliya ayaa ka digtay weeraro argagixiso oo ay al shabaab ka geystaan magaalooyin badan oo katirsan Dalka somaliya.

Dowlada Somaliya ayaa ka digtay weeraro argagixiso oo ay al shabaab ka geystaan magaalooyin badan oo katirsan Dalka somaliya.

Wasiirka Warfaafinta Somaliya C/lahi Ciilmooge Xirsi ka hadlaayay kadib qarax xoogan oo lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada kaasi oo uu geystay ruux naftii hure ah.

C/lahi ciilmoogee ayaa sheegay in kooxda shabaab ay damacsan yihiin in ay gudaha iyo gobolada dalka ka gesytaan weeraro argagixiso, Waxa uu sheegay in Ay heleen warbixino ku aadan goobaha ay doonayaan iney qaraxyo ka geystaan.

“Waxaan helnay xog ku aadan in shabaab oo hada nafla caari ah ay doonayaan iney qaraxyo ismiidaamin ah ka geystaan Kismaayo, Marka, Baydhabo, hargeysa iyo Gerowe” ayuu yiri wasiirka.

Hadalka Wasiirka warfaafinta ayaa ku soo aadaya xili shalay uu qarax xoogan oo ismiidaamin ah ka dhacay afaafka hore ee guriga Ra’isul wazaarahga somaliya kaasi oo ay ku dhinteen tiro askar ah halka kuwo kalana ay ku dhaawacmeen

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS