Tarsan “Wadooyika wadnaha iyo 30-ka leerar soorka ah ayaan ku xireynaa”

  Wednesday January 30, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Maamulka G/Banadir ayaa sheegay in ay qorsheynayaan iney leerarka ku shaqeeya ileyska qoraxda ay ku xiri doonaan wadooyinka magaalada Sida wadnaha iyo 30-ka iyo kuwo kale. Maamulka G/Banadir ayaa sheegay in ay qorsheynayaan iney leerarka ku shaqeeya ileyska qoraxda ay ku xiri doonaan wadooyinka magaalada Sida wadnaha iyo 30-ka iyo kuwo kale.

Maxamud Axmed Nur Tarsan Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadi oo xalay isaga iyo wasiiro, xildhibaano iyo madaxda Hey’ada SYAO ku hoyanayen hotelkii Gar guurte si loo jujiyo nabad gobolka.

“Waxaan sii balarin doonaa leererka ku shaqeeya Qoraxda waxaana hada ku xireynaa wadnaha iyo 30-ka waana la sii wadi doonaa ilaa Gobolka la muujiyo qbulucdiisa” ayuu yiri Tarsan.

Hadalka maamulka Gobolka ayaa imaanaya xili si aad ah ay dadka ugu baahan yihiin iney helaan wadooyin leerar qurxa ku xiran yihiin oo iftiimiya.
Mohamed Ali Madka
Buurhakaba.com, Muqdisho

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS