Qoraal Faaithe Le By... Abu Khalid
| Thursday January 24, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
.
Afki maaygi taariikh eed mool in eh iyaa layi ee inti mahaki koobi kori hadi
ani iski dayi ini ani wal ki ti taabidi
MAAG MAAG... GOBAY...GEERAAR....HALGOBSI
.....HINDISI.....LAASHAAN....AFYAAL...ERDAAL.....iy haanookalebadin
HADI ANI HA QAADIDI DHEEL
dadki afki maayki ki hadaloow meeqa dheel iyaa layin?
DHELL LAN WING
SHUULAY.. BEEREY....KABEEBEY... GEBLEY....WAALAY....DHEEL RIIBI.........iy
haanookale badin
DHEEL ARIIRED
DHUDHUUMISHOW.......NACASH....GODIN
......JIIDIN......KOBEEYBILITAA....BIREYBIREY....MINEY MINEY.....iy haanookale
badin.
Markaa weybaa jirey ereyi badin oo liki hadali jiri 40 sani hadi ko hor oo hadi
dhumen amibi li hilmaami taaas wey sheentey in uni in lahaayni keyd qorin ee
marjac ahaan lin ki naqidi hadi masali liski qobsidi weybaaani ki mid ee
LIILIN...TUF...GARMEELI......LAYLOON......DHARUURI.......BIIGAAS....ARAAKI....iy
haanookale badin.
Markaa weybaa hajeediyi fadeey ini uni lahaani keydki afki maayki taasoo liki
keydiyow waliibi afki maay ki ta.aluuqsin.
taasoo li furow wal la eroow aqoon is weydaarsi oo liki arruuriyo bulshidi
dhatiye matalan hadi webkun wey ki arigaay maag maag rewing qaar ki mid eh
lanki ha diyaariyi eedaa ing mahadsinyi laakiin werybaa ha qorey wali us
masqantis kahaayi oo kalieh mathalan alifbetidaa adeegsidi xarafki A wey
haki qoreey afar maag maag laakiiin weybaa liki yaabee inki alif A layin inki
yaraan 10--15 maag maag suaali wey waa hee seliki helee waa in bulshidi
li dhax dhiki oo le eree sheegi maag maag ki bilaawidaas A ilaa iyo tomun maag
maag waani in li siiyi dadkini waqti ki filin ilaa iyo 10 maalmood
ki bacdini lin gudubi xarifki B.
qoraalkey weybaa haki gebi gabeeyee hay oo raali haadow ho ani wal gefi mi gefi
ilaaheywi.
Qoraalkun Wayba Hane Deersiyay Oo Une Inke Mahad NagaaneWalalkane Abu Khalid.
Abu Khalid
Dhujiyow@hotmail.com

NO COMMENTS