Fiqi: waxaan qorsheyneynaa sidii loo tababari lahaa ciidamada
| Monday January 14, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
.
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamud Fiqi ayaa waxa uu faafahin ka bixiyay kulamadda uu la qaatay dhigiisa dalka Ugandha waxa uuna sheegay asagoo oo ku sugan dalka Kenya in uu qorshaynayo sidii Ciidamadda Dowladda Federalka Soomaaliya Tababaradda loogu siin laha Soomaaliya.
Fiqi ayaa waxa uu shaaciyay in Dowladda Ugandha ay ka wada hadleyn sidii ay iskashi dhinaca Ciidamadda ah usamayn lahayeen Islamarkana Ciidaamadda Soomaaliya ee lagu tababari jiray dalkaasi loo keni laha dalkeenanan Soomaaliya si ayuu yiri tababarka ay ugu qaataan.
Mar uu soo hadalqaaday Wasiirka xiliga ay Heshiis rasmi ah oo ku sabsan arinkaasi ay lagari doonaan Ugandha ayaa waxa uu ku sheegay in uu qorshaynayo dhamadka Bishan,Markaasi oo uu xusay in uu dib ugu laaban Doono Ugandha si uu uga qeyb qaato Munaasabad Tababr loogu soo gabagabaynayo Ciidamo Soomaali ah oo kudhawad 6 bilood Tababr uga Socdo dalkaasi.
Dhawaan ayaa waxa uu sheegay Afahayenka Ciidamadda AMISOM Cali Aadan Xubud in uu yahay Qorshahooda ku sabsan wax qabadka Sanadkaani Cusub ee AMISOM sidii ay Tababaro intoodda badan lagu bixin doono gudaha dalka Soomaaliya.
Mohamed Aadan Abdiladhiif
Warbahinta Buurhakaba.com

NO COMMENTS