Khaatumo State oo u dabaal degey sanadguuradoodii.
Views: 160
| Sunday January 13, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Maamulka Khaatumo ee Soomaaliya ayaa maanta u dabaal dagaya sanad-guuradiisii koowaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay maamulkaasi.
Maamulka Khaatumo ee Soomaaliya
ayaa maanta u dabaal dagaya sanad-guuradiisii koowaad ee ka soo wareegtay
markii dhidibada loo aasay maamulkaasi.
Deegaanada kala duwan ee uu ka arrimiyo maaamulka Khaatumo ayaa waxaa saakay ka
socdo dabbaal-degayo waaweyn oo lagu xusaayo maalintii tiirarka loo taagay
maamulkaasi, waxaana munaasabadaha dabaaldagyadaasi ka qeyb galay bulshada
qeybaheeda kala duwan.
Horaantii sanadkii tagay ee 2012-ka ayey aheyd markii Maamul goboleedka
Khaatumo lagu dhisay magaalada Taleex ee gobolka Sool, waxa uuna maamulkaani
maamulaa dadka ku nool gobollada Sool, Sanag iyo Cayn.

NO COMMENTS