Deg Deg :Qarax Goor Dhow ka dhacay Afgooye.

  Wednesday January 09, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Deg Deg :Qarax Goor Dhow ka dhacay Afgooye. .

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Afgooye ee Gobolka Sh, hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan oo geystay Khasaare.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Fariisin ay ciidamada Dowladda ku Leeyihiin Suuqa Xoolaha ee Magaaladaasi waxaana uu halkaasi khasaare ugu geystay dad ay kamid yihiin askarta Dowlada.

Inta la hubo waxaa Qaraxaasi ku dhaawacmay labo haween iyo askar katirsan dowladda,

Haatan wararku waxa ay tilmaamayeen in xaalku uu dagan yahay Balse ay wadaan Ciidanka dowladda Baaritaano kuwaasi oo ku aadan sugida ammaanka iyo waliba soo qab qabashadda dadkii ka dambeeyay Qaraxaasi.

Jeylaani Axmed Xasan
Marko_Sh/hoose
Warbahinta Buurhakaba.com

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS