Burcad-badeed gacanta lagu dhigay

  Wednesday January 09, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Burcad-badeed gacanta lagu dhigay .

Marakiibta dagalka maraykanka iyo kuwa faransiska ayaa gcanta ku dhigay 12-qof o Somalia ah oo lagu eedenayo in ay ku guda jireen falal burcad badednimo ah.

War saxafaded laga soo saray mgalada barsalis ee xarunta midawga yurub ayaa lagu shegay in maraakibta ka qeyb qadanaya la dagalanka koxda burcad badeda Somalia ay gacanta kusoo dhigeen 12-qof oo Somalia ah oo madfic culus ku weeraray markab watay calamka banama.

War saxafdeedkaasi laguma cadayn magaca markaabksi balse koxdaasi ayaa waxa ay markabkaasi weerarka u gesten lagu sheegay horantii todobaadkani.

Xeebaha wadanka Somalia waxa kusugan ciidamo ka socda wadamada calamka qarkod oo ka qeyb qadanaya hawgalka atlantikada ee lafu doonayo in lagu baajiyo weerarada koxda burcad badeda Somalia.

mohamed Aadan Abdiladhiif
Warbahinta Buurhakaba.com

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS