Caruurta Iskood isu disha oo ku soo badaneysa dalka Jaban.
Views: 337
| Monday January 07, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Dalka Jaban waxaa aad ugu soo badaneysa caruurta iskood isu disha,waxayna warbaahinta dalka Japan baahinayaan caruur is dileysa iyo dhacdooyin kale oo arrimahaasi la xiriira.
Dalka Jaban waxaa aad ugu
soo badaneysa caruurta iskood isu disha,waxayna warbaahinta dalka Japan
baahinayaan caruur is dileysa iyo dhacdooyin kale oo arrimahaasi la xiriira.
Warbixino ayaa lagu sheegay
in caruurta is dilaysa ay u badan kuwa ku jira iskuulada.
Sababta ayaa lagu sheegay in
ay tahay marka ay ku fashilmaan imtixaanada, taasi oo ka dhalata culeyska ay
hay’adaha saaraan waxbarashada.
Carada (Xanaaqa) Waalidka ayaa la sheegay in ay tahay mid aad u weyn, taasoo caruurta cabsi xoogan ku abuurto.
Mohamed Ali Mohamoud
(MAdka)
Muqdisho-Somalia
Tel: 00252-615573762
00252615543833
00252699964128
0025262371252
E-mail: madkacali@hotmail.com
Facebook: www.facebook.com/mmadka1
Twitter:www.twitter.com/madkacali

NO COMMENTS