Kala Qaadashada Pasword-da Email-ada iyo Kalsooni darrada oo sababtay wel wel cusub.
| Monday January 07, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Waxaa ku soo kordhaya qalbiyada lamaanaha wel wel iyo walaac hor leh, kadib markii ay badatay isticmaalka Internetka misna ay korortay kalasooni darada ay kala qabaan lamaanaha.
Waxaa ku soo
kordhaya qalbiyada lamaanaha wel wel iyo walaac hor leh, kadib markii ay
badatay isticmaalka Internetka misna ay korortay kalasooni darada ay kala
qabaan lamaanaha.
Waxaa u
furmey Qalbiyada lamaanaha wejiyo cusub oo ay ku abuurayaan kalsooni, balse laf
ahaanteeda noqotay caqabad kale.
Jamaad Nuur
oo ka mid ah gabdhaha dhibaatada kala kulmay kala qaadashada Pasword-ada ayaa
ka digtay in aan falkaasi lagu fududaan, sababtoo ah bey tiri Emailkii aan
isticmaalayay sanado ayaan si fudud ku waayay.
Waxay tiri “Markii aan sii Pasword-ka Emailkeyga ayuu keyga iyo kiisaba bedeshay, mana garan karo sababta”. Waxayna intaasi ku dartay in markii cinwaanka baaswoorkiisa uu bedeshayna uusan la soo xiriirin ilaa labo bilood ku dhowaad.
Mohamed Ali Mohamoud
(MAdka)
Muqdisho-Somalia
Tel: 00252-615573762
00252615543833
00252699964128
0025262371252
E-mail: madkacali@hotmail.com
Facebook: www.facebook.com/mmadka1
Twitter:www.twitter.com/madkacali

NO COMMENTS