Daraasad lagu ogaadey inta dadka wax akhriya ay xasuusan karaan.
Views: 256
| Sunday January 06, 2013 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dadka wax aqkhriyaa ay xasuusan karaan qeyb yar oo ka mid ah waxyaabihii ay akhriyeen.
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dadka wax aqkhriyaa ay xasuusan karaan qeyb yar oo ka mid ah waxyaabihii ay akhriyeen.Daraasada ayaa lagu sheegay in la ogaadey in dadku 35% ay xasuus u heli karaan waxa ay akhriyeen, taasi oo ka dhigan sedex meelood meel wixii ay akhriyeen oo dhan.
Waxay sidoo kale daraasadu sheegtay in la ogaadey in dadka qora waxyaabaha muhiimka ah ee ay ka dhex heleen waxyaabihii ay akhriyeen, sida cinwaanada yar yar iyo aragtiyooyinka ay ayaga xasuusan karaan inka badan inta ay xasuusan karaan dadka aan intaasi qorin.
Waxaa la sheegay in dadkan dambe ay ayagu xasuusan karaan 45% wixii ay akhriyeen oo dhan.
Mohamed Ali Mohamoud
(MAdka)
Muqdisho-Somalia
Tel: 00252-615573762
00252615543833
00252699964128
0025262371252
E-mail: madkacali@hotmail.com
Facebook: www.facebook.com/mmadka1
Twitter: www.twitter.com/madkacali

NO COMMENTS