Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al Shabab ku dhexmaray Shabelaha Hoose.

  Saturday December 29, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Wararka naga soo gaaraayo gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay deegan kamid ah gobolka shabelaha hoose. Dagaalkaan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda,Amisom oo dhinac ah iyo AL Shabab ayaa sababay qasaaro soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamayay. Iska hor imaadkaan ayaa dhexmaray labada dhinac habeenki xalay kadib markii ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda ay ka sameeyeen dhaq dhaqaaq deegaan ku dhow shalambood kadibna weerar ay kuso qaadeen dagaal yahano ka tirsan AL Shabab. Dagaalkaan ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday afar qof halka tiro ku dhow 10 qof ay ku dhaawacmeen oo dhamaantooda aha dhinacyadii dagalamayay

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS