Ogeysiis Ku Wajahan Aqristayaasha Buurhakaba.com
| Sunday December 23, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
.
Ogeysiiis... Waxaa Lagu Wargalinayaa Dhamaan
Bahda Iyo tagerayaasha Websitka Buurhakaba.com
In Webka Lagu Soo Kor dhiyay Qeyb Luuqda AfMaayga Ah taasi Oo In Badan Oo
Tagerayasha Webka Ay Inaga Soo codsadeen,Sidaa Li'ajligeeda Anakoo ixtiraam
wayn uhayno codsiga tagerayaasha webka oo Aan mar walba Uheelanahay Qancintooda
Ayaan waxaa Ku Soo Kordhinay Qeby Afkii Aayow Eh Oo Ay idin Soo Qori Doonan
Dad khibrad wanagsan uleh qorista maayga.
Sida Aynu Wada ognahay soomaalidii hore waxa ay ku tartami jireen amaba ay
isticmaali jireen af maay maayga Mararka Lagu Tartamaayo Dhanka Luuqadaha
Bariga Afira,in Soomalidii wagaas jirtay AfMaayga Ku tar tamaan waxaa sabab U
ahaa Afka maayga oo aan ahayn af Jacbur ah ama ay ku jiraan ereyo shisheeye.
dhanka kale Aqristayasheena Sharafta Badan waxaan Ka codsanaynaa in Wixii Talo
Iyo tusaale Ah Ay Inoo Soo Gudbiyaan, taasi Oo aynu Diyaar idinla Nahay
Lawadagista Fikirkasto Oo saliim ah Insha allah.
Wixii Talo Iyo Tusaale Ah waxaad Inoo Soo Gudbin Kartaan Cinwaanada Kala Ah:
Mo_Aadan@hotmail.com Or Yaaladagin99@hotmail.com Or facebook Mohamed Aden
Haji
Ama Tel Number: 00249929832414
Mohamed Aadan Cabdiladhiif
Khartoum Sudanul Xabiib

NO COMMENTS