Wasiirada Arrimah dibadda iyo Gashandhiga oo Baarlamanka hortagay maanta iyo SHirka oo socda.
Views: 179
| Tuesday December 11, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Wararka ka imaanaya xarunta golasha Shacabka ayaa sheegaya in xubnaha baarlamanka ay maanta u yeereen Labo
Wararka
ka imaanaya xarunta golasha Shacabka ayaa sheegaya in xubnaha baarlamanka ay
maanta u yeereen Labo wasiir oo ka tirsan dowladda somalia kuwaas oo ka ah
Ra’iisul was are ku xigeenka ahna wasiirka Arrimaha Dibadda Fowsiyo Xaaji Aadan
iyo Wasiirka Gaashandhigga C/xakiin Fiqi waxaa lagu weydiiyay su’aallo la
xiriira wasaaradahooda iyo qorshaha ay hiigsanayaan.
Kulanka
ayaa wali soconaya Barlamanka iyadoo labadaan wasiir ay meesha ka hadli doonaan
isla markasana ay soo bandhigi doonaan oo ugu jawaabi doono barlamaanka oo
su’aallo waydiin doonno.
Wixii kusoo kordha dib ayaa idinkala soo socod siinaynaa
Maxamed CAli Shitaawe

NO COMMENTS