Dagaal ciidamada dowlada iyo Shabaabka ku dhex maray Sh/Hoose.
Views: 196
| Sunday December 09, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Dagaal in mudo ah socdey ayaa lagu soo waramayaa in uu gobolka Shabeelaha hoose ku dhex maray ciidamada dowlada
Dagaal in mudo ah socdey ayaa lagu soo waramayaa in uu
gobolka Shabeelaha hoose ku dhex maray ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa
Alshabaab.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Shabaabka ay weerar ku
soo qaadeen goobo ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada, duleedka deegaanka number
konton ee gobolka Shabeelaha hoose.
Lama sheegin ilaa iyo hadda qasaaraha ka dhashay
dagaalkan, mana jirto wax hadal ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta labada dhinac
ee dagaalantay.
Ma aha markii ugu horeysay ee Alshabaab ay weerar ku qaadaan goob ay maamulaan ciidamada dowlada.
Maxamed CAli Shitaawe
Muqdisho-Somalia

NO COMMENTS