Bam lagu weeraray Shineemo Muqdisho
Views: 192
| Sunday December 09, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxay Qarax xalay lala eegtay goob lagu daawanayay ciyaaro, gudaha magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxay Qarax xalay lala
eegtay goob lagu daawanayay ciyaaro, gudaha magaalada Muqdisho.
Shineemo Muqdisho oo lagu taala degmada Wadajir ee
Magaaladan ayaa xalay Bam warar kala duwan ay ka soo baxayaan lagu tuuray.
Wararka ayaa sheegaya in hal qof uu geeriyoodey, ilaa
shan kalena uu dhaawac soo gaaray.
Shineemo Muqdisho ayaa in mudo ah ahayd shineemada kaliya ee magaalada Muqdisho ka shaqeysa, kadib markii SHineemooyinka kale loo xiray cabsi laga qabo Alshabaab.
Maxamed Cali SHitaawe
Muqdisho-Somalia

NO COMMENTS