Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo kulan laqaatay Ardayada Jaamacadaha Dalka.

  Thursday December 06, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya oo kulan kula leh xarunta Golaha shacabka ardayada Jaamacada ku yaalo magaalada Muqdishu. Kulanka oo ay dibad joog ka yihiin saxaafada ayaa wararka na soo gaaraya waxa ay ku waramayaan in kulanka uu soconayo isla markaasina uu gudoomiyaha kala hadlayo xaaladooda waxbarasho iyo sidii ay qeyb uga qaadan lahaayen kor u qaadida wax barashada dalka. Inta badan ardayda uu la kulmayo gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya Prof Jawaari ayaa ah kuwo dhigta jaamacada ku yaal magaalada Muqdishu maraya sanadihii ugu dambeysay.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS