Ithoopia Oo Sheegtay In Wasiiro Ka Socda Wadamada Bariga Afrika Looso Dirayo Somalia

  Tuesday December 04, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Ithoopia Oo Sheegtay In Wasiiro Ka Socda Wadamada Bariga Afrika Looso Dirayo Somalia .

Kadib kulankii ay madaxda bariga afrika ay ku qaateen magalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay ka doodista in soomaaliya ay qeyb ka noqoto dawladaha bariga afrika ee dhanka dhaqaalaha ku hormaray.

Wasaarada arimaha dibada wadanka ithoopia ayaa soo saartay war saxafaded lasoo dhigay barta ay internetka ku leedahay in kulanka lagu gooyay sidii gudi heer wasiir ah logu soo diri lahaa wadankani somalia si ay u darsan suurta galnimada somalia in ay qeyb ka noqon karto dawladaha bariga afrika ee dhaqaalha ku hormaray.

Wasarada ayaa waxa ay tilmaantay in dalabka somalia ay ku doonayso in ay kamid noqoto dawladaha bariga afrika ee dhaqalaha ku hormaray ay ka Helen dalabkasi bishi febwari ee sanadii tagtay.

Waqti hore madaxa dawladaha bariga dhexe ee dhaqalaha ku hormray ayaa waxa uu shaki galiyay sida ay somalia uga mid noqon karto dawladahasi gobolka.

Warka ka soo yeeray wasaarada arimaha dibada dawlada ithoopia laguma xusin xiliga ay soo garayaan gudigaasi heerka wasiir gudaha wadankani soomaaliya.

Mohamed Aadan Abdiladhiif

Warbahinta Buurhakaba.com

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS