Maraykanka"Dagaalka Lagula Jiro Al-Shabab waa Mid Ifa Faalow Wanagsan U Ah Mustqabla Somalia"

  Tuesday December 04, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Maraykanka .

Hogaanka maraykanka ee qarada afrika ayaa sheegay in hawgalka ciidamada midawga afrika AMISOM ay si weyn u wiiqday awodoihi Al-shabab ay ku lahayen gobolada wadanka soomaaliya waxana uu shaaca ka qaaday in hawgalada AMISOM ay yihiin kuwo soomaaliya ku hogaamin kara dhanka mustaqbala wanagsan ee wadanka.

Janeraal Cartar ham oo wareysi siinayay wakalada roytar ayaa sheegay in xukuumada Washington ay weli ka walacsan tahay iskashigi xoogan ee sii balanaya ee islaamiyinta qaarada afrika.

Waxa uu shaaca ka qaaday janaraalka in Hoka Haram iyo xarakada Al-shabab ee soomaaliya ay ku sii balaaranayaan gudaha qaarada afrika.

Ham ayaa sheegay in ay sii wadi doonan tagerada ay siinayaan dawlada soomaaliya iyo hawgalka walbo oo lagu ciribtirayo Al-shabab.

Ham sidoo kale waxa uu muujiyay sida ay soomsalia hataan ugu gudbayso xaalada wanaagsan waxana uu amaanay ciidmada hawgalka kawada soomaalia ee ka socda midawga afrika.

Mohamed Aadan Abdiladhiif

Warbahinta Buurhakaba.com

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS