La Heystayashii Korae-Da Konfured Ee La Sii Dayay Oo Maanta Gaaray Dalalka Jaarka La Ah Somalia
| Monday December 03, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
.
Kadib mudo 582-maal mood ay gacanta ugu jireen 4-qof oo koso jeda korea-da konfureed oo ay sii daayen kooxaha burcad badeeda soomaaliya oo helay lacago madax furasho ah ayaa maanta laguw adaa in ay garaan mid kamid ah wadamada jaarka la ah soomaaliya.
Koox ciidan oo si gaar ah u tababaran oo korea-da konfureed ayaa la socda badmaxayashasi.
Waxaana la filayaa in badmaxayashasi ay maraan baaritaano caafimaad kadib waxa ay u socdaali donaan wadankooda galinka danbe malinta talaadada.
4-qof oo lasii dayay maalinti sabtida ayaa kooxaha burcad badeeda soomaaliya waxa ay gacanta ku dhigeen bishii april ee sanadii tagtay iyagoo la socda markab laga leeyahay singabuur oo lagu magacabo MTGMINI.
Mohamed Aadan Abdiladhiif
Warbahinta Buurhakaba.com

NO COMMENTS