HAKABE IYE HABAALBE MEY HURAAW
. HAKABAH.

LANG WIING MA BOORAAW:

Beengaa ogaadeey, ilengteey borootshee biyi haang dareerteey. Fiitleey bateey, bushy laang korteey isgoow badangaa. Lang baal maraaw ky bery meema ma badbaadiyoow. Bogleey yanaangtiyee, baraar eyby sheegnee, indhoo hidoorky buuhoo bushumoo ly yaabee. Beengteey my ee bedengshee deyoo nuurshee, bilaa.

Micnaha waa sidaan"

Waxaan u maleyn jiray inay beentahay, nin wayn oo jecel la ooyaayo, Ilaa markaan arkay ilinteeyda oo sidii biyo oo kale u qubaneeyso. Ma dareemi kartaa, ubax baxay cudur la'aan oo udgoonkiisa, qofkii akmaraayo uusan gudbi karin asagoon eegin.


Waxaan arkay Gabar dhaxyar, baraarteeda laga hadli karin, sunyaha indhaha quruxdooda aadan qayaasi karin, Faruuryaheeda, aan la yaaban sidii Ilaah u sameeyay. Been idiin ma sheegayo arka qurxda gabadhaas, waa nuur hilaacayo oo kale. Mahadsanidiin.





  MOST READ  
   
  LATEST NEWS