Shariif Xasan oo warar la isla dhex marayo ay sheegayaan inuu isaga baxay Isbaheysiga Xoreynta Soomaaliya ee Asmara. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Gudoomiyihii Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Xoreynta Shariif Xasan Sheekh Aadan.23-feb-2008@[BMC]17:00GMT
Sheekh Aadan Madoobe Gudoomiyaha Baarlamaanka oo soo gaaray  Muqdisho.23-feb-2008@[BMC]17:00GMT
Xuska 38 guurada Maalinta Ciidamada Asluubta oo si weyn loogu dabaal degay Magaalada Muqdisho. Munaasabad lagu maamuusayay 38-guuradii ka soo wareegatay Maalintii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed la aas aasay ayaa manta lagu dhigay Xabsiga Magaalada Muqdisho.23-feb-2008@[BMC]01:00GMT
XAFLAD DHAQAALE LOOGU ARUURINAYO JAAMACADDA KOONFURTA SOOMAALIYA EE BAYDHABA OO KA DHACEY MAGAALADA ROMA EE DALKA TALYAANIGA.20-feb-2008@[BMC]01:00GMT
Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha iyo Gudiga Ammaanka Qaranka oo kulan gaar ah ka yeeshay Xaalada Suuqa Bakaaraha.  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Saraakiisha Gudiga Ammaanka Qaranka ayaa kulan gaar ah ka yeeshay xaalada Suuqa Bakaaraha. 20-feb-2008@[BMC]01:00GMT
Rasaas goos goos ah oo laga maqlayo Suuqa Bakaaraha, dhac iyo boob Ciidamada ay u geysanayaan Goobaha ganacsi.  Iyadoo xaalad cakiran ay ku jirto Suuqa Bakaaraha, isla markaana Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowladda ku faafeen Gudaha Suuqa ayaan la soo sheegayaa in rasaas goos goos ah halkaas laga maqlayo. 20-feb-2008@[BMC]01:00GMT
Xaflad ku saabsan Soo Dhoweynta iyo Taagerida Suldaanka Beesha Baraawe oo lagu qabtey London. Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo lagu soo dhoweynaayey, laguna taageeraayey, Suldaanka Beesha Barawe Suldaan Faqi Sayid Suldaan Faqi ayaa waxaa lagu qabtey magaalada London ee dalka Ingriiska. Xafladaas waxaa ka soo qayb galey , culam'udinka, aqoonyahannada, dhalinyaro iyo Siyaasyiin ka soo jeeda jaaliyadda Digil & Mirifle, iyo Beelaha kale ee Soomaliyeed.15-feb-2008@[BMC]09:00GMT
Sarkaal ka tirsan Safaarada Dowladda ee Nairobi oo been la dhoodhoobay ku tilmaamay qoraal been abuur ah oo lagu dacaayadeynayo Safiirka Dowladda u fadhiya Nairobi. Sarkaal ka tirsan Safaarada Dowladda Federaalka ku leedahay Magaalada Nairobi ayaa been la dhoo dhoobay ku tilmaamay qoraal been abuur ah oo lagu dacayadeynayo Safiirka Dowladda u fadhiya Nairobi. 14-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Kooxaha Hubeysan oo weerar gaadmo ah ku toogtay Labo ka tirsan Askarta Booliska ee Degmada Dharkeenley. Kooxaha Hubeysan ee kacdoonka ballaaran kula jira Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa duhurnimadii maanta toogasho ku dilay Labo ka tirsan Askarta Booliska ee ka howl gasha Saldhiga Degmada Dharkeenley.14-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo maanta gaaray Magaalada Marka.Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaan ayaa maanta tagay magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.14-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Ciidamada Booliska Baydhabo oo xalay toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah, iyadoona ay ka qaateen Mobil uu sitay. Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo ayaa xalay dil iyo dhac kula dhaqaaqay wiil dhalinyaro ah oo aad looga yaqiin Xaafada Mursal.14-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Xuubsireed "Madaxweynaha waa nin nabadeed oo dib u heshiisiin doonaya inuu dalka ku soo dabaalo". Afhayeenka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xuseen Maxamed Xuubsireed ayaa beeniyay in Madaxweynaha uu hortaagan yahay dib u heshiisiinta uu wado Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde..14-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Meydka Nin dhalinyaro ah oo saaka laga helayo meel u dhow Ex Kulyadii Jaalle Siyaad oo fariisin u ah Ciidamada Dowladda. Meydka nin dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay agagaarka Ex Kulyadii Jaale Siyaad oo fariisin u ah Ciidamo ka tirsan Dowladda.14-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Maamulka Somaliland oo xoog ku soo bad baadiyay Nin Jarmal u dhashay oo shalay Kooxo ku afduubteen Ceerigaabo. Maamulka gooni isu taaga ku dhawaaqay ee Somaliland ayaa xoog ku soo furtay Nin u dhashay Dalka Jarmalka oo shalay Kooxo Hubeysan ku afduubteen Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.14-feb-2008@[BMC]15:00GMT
"Jooji Gudniinka Haweenka" Xaflad ku saabsan maalinta ka hortagga gudniinka oo lagu qabtey Oslo, Norway.Xaflad si heer sare ah loo soo abaabulay laguna xusayay maalinta gudniinka amaba maalinta ka hortagga gudniinka adduunka oo ku aadaneyd. 07-feb-2008@[BMC]21:00GMT
Maamulka Degmada Boondheere oo maanta soo bandhigay kooxo Bastoolado ku hubeysnaa oo la sheegay in ay doonayeen in falal dil ah geystaan. Maamulka Degmada Boondheera ayaa maanta soo bandhigay Kooxo lagu eedeeyay in ay maleegayaan dilal ka dhan ah Xubnaha Maamulka Degmada Boondheere. 07-feb-2008@[BMC]21:00GMT
Kulamada Same Final-ka ee Caawa iyo Cayaaraha Afrika, Kuma usoo gudbi doonaa Final-ka Koobka Xulalka Ghana, Cameroon, Masar iyo Ivory Coast.Waxaa caawa Ciyaaro xiiso badan ka dhacay Garoomada Dalka Ghana, kaasoo lagu cayaari doono Cayaaraha Same Final-ka Koobka Qaramada Qaarada Afrika, oo gabo gabo maraya..07-feb-2008@[BMC]21:00GMT
20 qof oo qaxooti Ethiopian ah oo ku geeriyootay qarax lala beegsaday meel ay ku badan yihiin oo ku taal Boosaaso.20 ruux oo qaxooti Ethiopian ah ayaa ku geeriyootay qarax habeenimadii xalay lala beegsaday Meel ay ku badan yihiin. 06-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Wariye Al-Bashiir oo maalintii 25aad ku xiran Xabsiga Madaxtooyada, isagoona waliba ku xanuunsanaya.Maxkamad la'aan ayuu Maalintii 25aad xiran yahay Wariye Bashiir Maxamed Cabduqaadir Al-Bashiir, kaasoo ku xiran Xabsiga Madaxtooyada. 06-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Yusuf Dabageed "War dilka joojiya, wada hadal waa inoo furan yahay, hadaad doontaan Muxaadaro ka soo jeediya Xarunta Gobolka Hiiraan".Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar .06-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Kmg oo ku goodiyay in ay wax ka qaban doonaan ammaanka Magaalada Muqdisho.Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka Qaran Muuse Nuur Amiin ayaa ku goodiyay in ay wax ka qaban doonaan Ammaanka Caasimada  06-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Ciidamada Dowladda ee ku sugan Isgoyska H/wadaag oo dhac iyo boob kula dhaqaaqay dadka rayidka ee saaran gaadiidka ku soo jeeda Suuqa Bakaaraha. Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Isgoyska H/wadaag ayaa dhac iyo baarasho u geysanayay dadka rayidka ah. 06-feb-2008@[BMC]23:00GMT

Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Shariif Xasan-kii Baarlamaanka oo markii u horeysay dhex maray xiriir dhinaca isgaarsiinta.Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ahaa Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka, isla markaana iminka ah Gudoomiyaha Sharci dajinta Isbaheysiga Xoreynta ayaa waxaa dhex maray xiriir dhinaca isgaarsiinta ah. 04-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Qaraxyo is rasaaseyn goor dhoweyd ka bilowday Isgoyska H/wadaag, kadib markii Ciidamo lagu daadiyay halkaas.Qaraxyo iyo is rasaaseyn ayaa daqiiqado ka hor ka bilowday Isgoyska H/wadaag ee Magaalada Muqdisho,kadib markii halkaas Ciidamo fara badan lagu daadiyay. 04-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Ilaa 8 caruur oo ku geeriyootay biyo la'aan ka jirta Deegaano ka tirsan Magaalada Jowhar. Ilaa 8 caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in ay u geeriyoodeen biyo la'aan baahsan oo ka jirta deegaano ka tirsan Magaalada Jowhar ee G/Sh/Dhexe. 04-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Madaxweyne Yuusuf oo gabaabsi ah waqtiga Dastuurka siinayo inuu dalka ka maqnaado, isagoona la sheegay in London uu ka soo dhoofay. In kastoo Caafimaadka Madaxweynaha aan la ogeyn sida uu yahay hadana waxaa la soo sheegaya inuu ka soo duulay Magaalada London ee Cariga Ingiriiska. 04-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Cambaareyn caalami ah oo loo jeedinayo falkii shalay lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, kuwaas oo gaari ay la socdeen la qarxiyay. Waxaa soo baxaya cambaareynta Caalamiga ee loo jeedinayo falkii shalay lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan kuwaas oo gaari ay la socdeen lagu qarxiyay agagaarka Dugsiga 21-Octobar ee Magaalada Muqdisho. 04-feb-2008@[BMC]15:00GMT
Markab laga leeyahay Dalka Ruushka oo lagu afduubtay Xeebaha Somalia.Kooxaha Burcad badeedka Soomaalida ee ka qowleysata Xeebaha Soomaaliya ayaa 1-dii bishan ka qafaashay gacanka cadan Markab yar oo laga leeyahay Dalka Ruushka. 02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Jendayi Frazer oo booqasho hal maalin ah maanta ku tagay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland.Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika Mss Jendayi Frazer ayaa saaka booqasho hal maalin ah ku tagtay Magaalada Hargeysa ee Is maamulka Somaliland.02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Ciidamo fara badan oo kuwa Dowladda ah oo la soo dhoobay hareeraha Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan Isgoyska H/wadaag.Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka ayaa maanta la soo dhoobay Isgoyska H/wadaag, kuwaasoo hakad geliyay isu socodka dadka iyo gaadiidka. 02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Tirada Haweenkii rakaabka ahaa ee ku geeriyootay saaka Miinadii la kacday gaarigoodii oo sii korodhayWaxaa soo baxaya tirada dhimashada Rakaabkii saaka la kacday Miino dhulka lagu aasay xilli gaarigii ay la socdeen uu marayay agagaarka Dugsiga 21-Octobar degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho gaarigaas oo ku sii jeeday Garoonka Diyaaradaha N0-50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose. 02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Maxaad ka taqaan Cayaaryahanka; Diyeeshaha xulka kubadda cagta qaranka somaliyeed ee Ismaaciil Maxamed Cumar?.Ismaaciil Maxamed Cumar wuxuu ka mid yahay dhallinyarada soomaaliyeed ee iyagoo da’ yar soo galay qaaradda Yurub ee mustaqbalka fiican ku leh ciyaaraha kubbadda cagta. 02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Xaflad lagu caleemo saarayay Suldaan Faqi Suldaan Sayid Fiqi.02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Maxamed Dheere "Dilkii loo geystay Afhayeenadii Gobolka Banaadir waxaa ka dambeeyay Odayaasha Hawiye".Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere ayaa ku eedeeyay Odayaasha Hawiye in ay ka mas'uul yihiin dilalkii loo geystay Afhayeenada Maamulkiisa. 02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Ciidamo daacada u ah Jen. Darwiish oo xoog ku galay Dhismaha Jaaliyada Yemen ee Muqdisho, si qasabna uga saaray dadkii degenaa.Ciidamo sida la sheegay ah kuwa madaxtooyada ayaa gelinkii dambe ee maanta xoog ku galay Dhismaha Jaaliyada Yemen ee Magaalada Muqdisho. 02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Ciidamada Dowladda Federaalka oo maalintii Labaad Howl gallo baaritaan ka wada Qeybo ka mid ah Degmada Hodan.Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa maalintii Labaad Howl gallo ka wada Degmada Hodan oo u muuqata mid bartilmaameed u noqotay maalmahan, marka laga soo tago Degmooyinka kale.02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Ciidamo ka socda Madaxtooyada oo uu horkacayo wiil uu adeer u yahay Madaxweyne Yuusuf oo fariisin ka sameystay Tarabuunka.Ciidamo ka socda Madaxtooyada Villa Soomaaliya, isla markaana uu horkacayo wiil uu adeer u yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa fariisin cusub ka sameystay Agagaarka Tarabuunka.02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Shirkii Baarlamaanada Islaamka oo Qaahira lagu soo gaba gabeeyay iyo Soomaaliya oo labo xubin oo joogta ah ka heshay.Shirkii Baarlamaanka Dalalka Islaamka ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, kaasoo qodobada looga hadlay ay ku jirtay xaalada Soomaaliya.02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Maxamed Dheere oo Ciidamo iyo dhowr gaadiid dagaal ku wareejiyay Madaxtooyada Madaxweyne C/llaahi Yuusuf. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa Ciidamo iyo gaadiid dagaal u hadiyeeyay Madaxtooyada Villa Somalia ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, xilli Ciidamadii ugu faraha badnaa ay ka gadoodeen Madaxtooyada.02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in uu si deg deg ah Muqdisho ugu soo laaban doono.Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo Howlo Caafimaad wali u joogay. 02-feb-2008@[BMC]23:00GMT
Gobalka Minnesota ayaa waxa si aad ah loogu soo dhaweeyey caawa qolka shirarka ee Universitiga, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Mahdi oo soo gaarey dhawaan gobolka Minnesota. 26-Jan-2008@[BMC]14:00GMT
Xaaji Maxamuud Barbaar oo sheegay inuu wali yahay Gudoomiyaha Gobolka Baay, xilli Wasaarada Arrimaha Gudaha sheegtay in ay xilkii ka qaaday.26-Jan-2008@[BMC]14:00GMT
Qarax Xoogan oo goor dhoweyd lala eegtay Gaari ay saarnaayeen Ciidamada AMISOM, kuwa Uganda.Qarax Xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxaa Agagaarka School Polizio lagula eegtay Kolonto Ciidamada Midowga Afrika saarnaayeen.26-Jan-2008@[BMC]14:00GMT
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Prof. Dhalxa oo saaka u ambababaxay Qaahira.26-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Xaalada Magaalada Muqdisho oo saaka degan iyo ganacsiga iyo goobaha waxbarashada oo caadi u shaqeynaya.Kadib hoobiyeyaal shalay maqrabkii laga maqlayay iyo iska hor imaadyo hubeysan oo meelaha qaar ka dhacay ayaa Magaalada Muqdisho.26-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Jen. Maxamed Nuur Galaal oo qiray in Ciidamada Ethiopia ku fashilmeen waxyaabihii Somalia u yimaadeen.Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid Saraakiisha Ciidamada Soomaaliyeed ayaa muddo sanad ah kadib waxaa uu ka hadlay Xaaladda Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Shisheeye ee jooga.26-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in uu si deg deg ah Muqdisho ugu soo laaban doono.Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo Howlo Caafimaad wali u joogay. 26-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Dowladda Federaalka oo Ciidamo hor leh ku daabushay Xerada Balli-doogle oo shalay Kooxaha Kacdoonka dagaal ku qabsadeen.Dowladda Federaalka ayaa Ciidamo fara badan ku daabushay Garoonka Diyaarada Balli-doogle. 26-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Ciidamada Maamulka Jowhar oo si qasab ah ugu amrayay Ganacsatada in ay qaataan Lacagaha jeex jeexan, iyadoona tira ka mid ah ganacsatada Xabsiga la dhigay. Ciidamada Maamulka Magaalada Jowhar ayaa maanta kula dhaqaaqay ganacsatada ku dhaqan Magaaladaas tallaabooyin aad u adag ah, iyagoona ganacsatada ku amrayay in ay si qasab ah u qaataan Lacagaha Jeex jeexa ah.24-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo ka codsaday Ganacsatada Magaalada Muqdisho in ay Ammaanka Caasimada ka shaqeeyaan. Kadib kulan dheer oo dhex maray gelinkii dambe ee shalay Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa looga hadlay xal u helida mushaakilaadka ka aloosan Suuqa Bakaaraha.24-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Odayaasha Beesha Mareexaan oo saaka ku guuleystay in ay qaadaan Isbaarooyinkii ugu badnaa oo la dhigtay Magaalada Kismaayo. Odayaasha Beesha Mareexaan ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa saaka ku guuleystay in ay qaadaan Isbaarooyinkii ugu badnaa oo gudaha Magaaladaas ay dhigtaan Maleeshiyo beeleedyo. Odayaasha ayaa saaka la arkayay iyagoo mid mid u qaadaya, ilaa 10 isbaaro oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ay dhigten Maleeshiyo gadoodsan, kuwaasoo sababay in gaadiidkii geli jiray Gudaha Dekeda Kismaayo ay shaqo joojin sameeyaan.24-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Daryanka Madaafiicda waa weyn oo saaka laga maqlayo meel dhanka bari 25.Km kaga beegan Magaalada Beled Weyn. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beled Weyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in meel dhanka Bari 25.km kaga beegan Magaalada Beled Weyn laga maqlayo Daryanka Madaafiicda waa weyn, kuwaasoo aan la ogeyn cida is weydaarsaneysa. 24-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Madaxweyne C/llaahi Yusuf oo kulan kula qaatay Magaalada London Wasiirka Britain ee Arrimaha Afrika Lord Malloch Brown. Madaxweynaha Dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed oo xaalad caafimaad u jooga Magaalada London ayaa kulan la yeeshay wasiirka Britain ee Arrimaha Afrika Lord Malloch Brown, iyagoona ka wada hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.22-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo qorsheynaya in Xaalada Muqdisho uu kala hadlo Siyaasiyiin uu ka mid yahay Dr. C/qaasim. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa magaalada Muqdisho wali ka wada Kulamo uu doonayo in Xaalada Magaalada uu wax kaga qabto.22-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Rag ku labisan Dareyska Ciidamada Dowladda oo habeenkii dhac ka geysta Magaalada Beled Weyn. Iyadoo Xaalad tii ugu ammaan darneyd ay ka taagan tahay Deegaanada Gobolka Hiiraan, ayaa hadana waxaa Xarunta Gobolkaas ee Beled Weyn laga soo sheegay dhac iyo boob ay geysanayaan Ciidamada Dowladda.22-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo dalbaday in Ciidamada fadhiya Hareeraha Suuqa laga dulqaado. Ganacsatada ku dhaqan Suuqa Bakaaraha ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka in ay ka dul qaado Ciidamada ku sugan hareeraha Suuqa Bakaaraha. 22-Jan-2008@[BMC]13:00GMT
Waxaa shalay laga furay magaalada boosaaso xafiiska laanta socdaalka dowladda
federaalka kmg ah ee somalia waxaana ka soo qayb galay furitaanka xafiiskasi gubeer

Ma u qalmaa Tafatiraha Dayniile.com iyo Idamaale.com in ay noqdaan afhayeenka Madaxtooyada Ummadda Soomaaliyeed!?. Waxaan ognahay in Xafiiska Madaxweynaha uu baahi weyn u qabo in lagu sameeyo dayactir 25-Feb-2007@[BMC]10:00GMT

Wasiirka Haweenka iyo horumarinta bulshada ee dalka Uganda Hon. Syda. M. Bbumba ayaa sheegtay in dalkeeda ay qeyb mugleh ka qaadanayaan dib u soo celinta xasiloonida iyo nabadgalyada Somalia. Wasiirka Haweenka iyo horumarinta bulshada ee dalka Uganda Hon. Syda. M. Bbumba ayaa maanta daaha ka rogtay in dalkeeda ay qeyb libaax leh ka qaadanayaan dib u soo celinta xasiloonida iyo nabadgalyada Somalia (she said: I confirm the commitment of Uganda to the peace and stability of Somalia). 22-Feb-2007@[BMC]10:00GMT

Wasiirka ka tirsan Somaliland oo isaga baxday shir ay lahaayeen haweenka dalalka Uganda, Somalia, Kenya iyo Suudaan. Wafdi ay hogaaminaysay Wasiirka Haweenka Somaliland ayaa maanta isaga baxay shir ay lahaayeen haweenka dalalka Uganda, Kenya, Somalia iyo Suudaan kulankaani oo looga hadlayey arrimaha hourmarinta haweenka Soomaalida ayaa wafdiga Somaliland iyo wasiirkeedaba isaga baxay ka dib markii lagu wargaliyey inay ka mid noqoto haweenka ka yimi gobolada dalka Somalia iyadoo loo sheegay inay matalayaan gobolada waqooyi. 22-Feb-2007@[BMC]10:00GMT

Kulan ku saabsan Dib u hubinta mudnaanta haweenka iyo horumarinta Qaabdhismeedka oo ay ka mid yihiin haweenka Somalia ayaa ka dhacay caasimada dalka Uganda ee Kampala. Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen haweenka Geeska Afrika oo ku saabsan dib u hubinta mudnaanta haweenka iyo horumarinta qaabdhismeedka Qaraarkii Qaramada midoobay ee tirsigiisu ahaa 1325, ayaa lagu qabtay Hotel Speke ee caasimada dalka Uganda ee Kampala.. 20-Feb-2007@[BMC]11:00GMT

Heshiis rasmi ah qalinka ku duugay kooxda Manchester City ee dalka Ingiriiska oo uu matalayay barry Poynton oo ah madaxa Akademiga kooxda iyo C/salaan Cadaay oo ay matalayeen Frank Hansen iyo C/qaadir cadaay. 19-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Aqoon isweydaarsi ka dhacey magaaladda Oslo ee wadanka Norway oo ey ka soo qeyb galeen jaaaliyaddaha Soomaliyeed ee Norway iyo hay’adaha CRD Somalia iyo CARE Somalia. Kulankaasi oo ay soo abaabuleen jaaliyadda Soomaliyeed ee Norway iyagoo ay horboodayaan gudiga lagu magacaabo Somali Peace Initiativ Group in Norway. 16-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Dowlada Kenya oo si weyn u soo dhaweysay isticmaalka Baasaboorada Cusub ee Dowlada Soomaalida lasoo shir tagtay Dowladda Kenya ayaa soo dhaweysay oo taageertay Baasaboorka Dowlada Federaalka ay soo bandhigtay iyadoo aqoonsatay isticmaalkiisa halka baasaboorkii hore ay joojisay in ay wax Visa ah ku dhufato iyadoo waraaq cad laguugu siinayo markaad soo galayso dalka Kenya. 16-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Umadda soomaaliyeed dan uma ahan in shirba shirka kale lagu dumiyo, shirka dib uheshiisiintana waxaa lagu qabanayaa dalka gudahiisa waxaana awoodnaa oo aan hido iyo dhaqan u leenahay in aan geed hoostiisa fariisano oo ku dhamaysano. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka kmg Somalia Prof. Cali Maxamed Gedi ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay Safaarada Soomaalida ay kuleedahay dalka Kenya magaalo madaxda Nairobi, 13-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Ra'iisul Wasaaraha Somalia ayaa maanta booqday Nairobi Hospital oo ay ku jiraan Dhaawaca Wariyeyaashii ku dhaawacmay shilkii baabuur ee ka dhacay Degmada Wanla weyn. Ra'iisul Wasaaraha Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi oo ay wehliyeen Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Ambassador Maxamed Cali Ameriko iyo Afhayeenka Dowlada Md. C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari. 13-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Soomaaliya oo dhan waa ay xasilan tahay meesha Dhibaatadu ka jirto waa Muqdisho, sal iyo baar ayaana ula soconaa kuwa qaska ka wada caasimada, tallaabo ayaana ka qaadi doonaa. Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay weerada ka dhacaya Magaalada Muqdisho.13-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo Maamul u Magacaabay Gobolka G/gaduud. Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa Maamul ugu magacaabay Gobolka G/gaduud. 13-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Bam Gacmeed lagu weeraray Mid ka mid Guriga Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kooxo Hubeysan ayaa xalay Bam Gacmeed ku weeraray Guri uu degenaa Wasiirka Ganacsiga Dowladda Soomaaliya Prof. C/llaahi Axmed Afrax.13-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Hoobiyeyaal Culus oo Xalay Dekeda Weyn ee Magaalada Muqdisho daafaheeda lagu garaacay iyo mid ka mid ah saldhigyada Booliska oo la weeraray. Hubka Mortarka ayaa xalay saacadu marka ay aheyd 10-ka Habeenimo lala beegsaday Daafaha Dekeda weyn Magaalada Muqdisho.13-Feb-2007@[BMC]15:00GMT

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa wareegtadiisa ku magacaabay Gobolada Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gobolka Bakool. Waxaana Wareegtadaas ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne C/llaahi Yuusuf lagu magacaabay Maamulada Gobolada iyo Duqa Magaalooyiinka ay ka kooban yihiin.12-Feb-2007@[BMC]17:00GMT

Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka kmg oo maanta ansixiyey safiiro cusub oo la magacaabay Kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Federaalka kmg ee Somalia oo uu shir gudoominayey Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi oo ka dhacday xarunta dowlada kmg ee magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu go'aamiyey Safiiro.10-Feb-2007@[BMC]09:00GMT

Wareeysi aan la yeeshay Safiirka Somalia u fadhiya dalka Kenya ee shalay ay ansixiyeen golaha Wasiirada dfkmg Somalia. Waxaa iisuura galay inaan wareeysi la yeesho Safiirka Somalia u fadhiya dalka Kenya Ambassador Maxamed Cali Ameeriko isagoo ku sugnaa Xafiiskiisa Safaarada Soomaalida ay ku leedahay magaalada Nairobi. 10-Feb-2007@[BMC]09:00GMT

Waxaa xaflad aad ubalaaran lagu qabtay safaarada dawlada Federaalka Somaaliya ee Magaalada Nairobi iyadoo aay Xafladaan ay kasoo qayb galeen Madax iyo Masuulyiin kala duwan ayna kamid ahaaayeen wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha Dibada Md. Xasan Axmed Jaamac (Daafeedoow), Md. C/raxmaan Nuur Maxamed Dinaaari.09-Feb-2007@[BMC]09:00GMT

Sheekh Aadan Madoobe oo manta markii u horeysay shir gudoomiyay Fadhi uu Baarlamaanka ku yeeshay Baydhabo. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta kulan uu ku yeeshay Magaalada Baydhabo waxa uu dood kulul ka yeeshay Dib u Heshiisiinta qaran ee uu dhowaan ku baaqay Madaxweynaha Qaranka C/llaahi Yuusuf Axmed. 09-Feb-2007@[BMC]09:00GMT